Ciyaarta kubadda cagta waa mid aan si wanaagan u aqaan oo weliba waxaan ka mid ahaa dadkii soo ciyaaray.
Markaan arkay siday wax u socdaan waxaan isleeyahay dib u dhicii iyo ciyaar la `aantii waaba bilow sababtaas ay tahay marba haddii Muxiyadii Darboweyne u soo haqaltaagayo maamulkii kubadda cagta oo aan ognahay sida uu ku waayay xilkaas mar kale uu ku fekiraayo xil iyo in la doorto waxaan qabaa howsha waa bilow fowdo iyo kir iyo yurta waa hadda iyo bilow ee waxgarad isboorti ama garsooreyaal siyaasadda isboortiga ma heli karnaa ?
Si kale loogama badbaadayo isqabqabsigaan Kubadda Cagta.
Baashi A. Dheere
Muqdisho-Soomaaliya
---------------------------------------------------------------------------
NB. Qormadan waxa ay u gaar tahay fikirka aqristaha ku xusan
---------------------------------------------------------------------------------------------------------
