WAXAAN NAHAY:

Isboorti.com waa website isboorti oo madax banaan ka tarjumaya sidii looga bixi lahaa baahidda bahweynta isboorti ay u qabaan helidda warar isboorti oo suganaan iiyo xaqiiqda ku fadhiya kana fog beenta iyo dacaayadaha .

  

Isboorti.com waxaa la asaasay  15/7/2009, Hirgelinta website-kan waxaa dadaal weyn u galay maamulaha ahna tifaftirka guud Saciid Ibraahim Xuseen (BUUNA) oo ah saxafi isboorti muddo badan wax ka qorayay arimaha isboortiga Soomaaliya iyo kuwa Caalamka.

 

Ujeedooyinka

 

  • Dhiirigelinta Horumarka isboortiga Soomaaliya .
  •  Soo Bandhiggidda Dhacdooyinka isboorti ee Soomaalida gudaha iyo dibadda.
  •  Ka Haqabtirka bahda isboortiga wararka isboorti ee Soomaaliya iyo Caalamka.
  •  Dhiirigelinta  Hormarka Dhalliyarada Soomaaliyeed.
  •  Ka Hortagga Falalka xun xun ee isticmaalka Muqaadaraadka
    Iyadoo la adeegsanayo wacyigelinta warbaahintan Isboorti.com.

 

Himilada

 

  1. Himilada mustaqbalka dhow waa horumarinta bogga si bahda isboortiga uga maarmaan ku xirnaanshada website-yada afafka qalaad .
  2. In Isboorti.com uu noqdo bogga Kowaad ee Soomaalida Isboortiga jacel .
  3. In Isboorti.com  uu soo saaro saxafiyiin isboorti oo si dhab ah uga tarjumada waaqiciga isboortiga Soomaaliya .

 

  

Dhiirigeliyaha Koowaad Horumarka Isboortiga Soomaaliya


 

About Us


Isboorti.com is an independent Sports Website, which has courageously stood in providing up-to-date Sports events based on facts, and free from predication and exaggerations to the companions of Sports.

Isboorti.com , was established on 15/7/2009, Said Ibrahim Hussein (BUUNA) the director and the chief editor, who is also a veteran who has been along time involved in Sports activities, and a great writer of the Sports matters both locally and internationally  has put extra efforts in the implementations of the Isboorti.com Website.

                               

Objectivity

  • Encouraging and developing the Somali Sports.
  • Displaying the Somali Sports both locally and internationally
  • Satisfying the Sports companions, with Sports events both locally and internationally.
  • Encourage Somali youths towards sports than the gun.
  • To encourage youngsters to keep off from all evil things such drugs, and pull them towards Sports.

 

 

Ambitions

  1. Our ambition is to advance Isboorti.com in the near future, in order the Somali companions of Sports to be free from foreign sports websites.
  2. We are immensely expecting Isboorti.com to be the leading Website for the Somalis who adore Sports issues.
  3. Isboorti.com is also in the near future determined to bring up Somali Sports journalists, who can tackle the current Somali Sports.

 

 

Second to none in the development of Somali Sports 

 

www.isboorti.com

 





 
  © Copy Right 2009 - 2012 Isboorti.com | All Rights Reserved  
Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.