Waxaa bartamahii Febraayo 2010 ku kulmay magaalada Doxa ee dalkaasi Qatar halyeeyo isbooti iyo marti sharaf kale oo qiimo ku lahaa isboortiga Soomaaliyeed noocyadiisa kala duwan ha noqoto dhinaca kubadda Cagta, kubadda koleyga iyo Cayaaraha fudud.
» Read More